Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa ku soo badanaya sanadihii ugu danbeeyay dalka xanuunada cilmi nafsiga ee ku dhaca bulshada iyado siyaabo kala duwan u dhaawaca xagga maskaxda iyo jirka qeybahiisa kala duwan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.