Tababar Ku saabsan Tabinta Dhacdooyinka Murugada leh oo loo qabtay Suxufiyiinta Jowhar.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay)  – Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SWJO oo kaa shanaysa Xafiiska United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM ayaa Maanta Magaalada Jowhar ka daah-furay Tababar Saddax Maalmood socon doona oo ku saabsan tiiraanyo Bixinta, Tabinta Dhacdooyinka Murugada leh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here