Beelo walaalo ah oo heshiis nabadeed ku gaaray Gobolka Galgaduud.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gogoshaan oo ahayd mid xal looga gaaraayo dagaalo soo laalaabtay oo ka dhacay deegaanka dacdheer ee gobolka galgaduud sanadahii u danbeeyay, ayaa lagu qabtay caasimada galmudug ee duusa-mareeb.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here