Dhalinyarada Baratay Farsamada gacanta Gawaarida ee Dhoobleey oo Shaqo Abuur ka helay Goobaha lagu Iibiyo Qalabka Gawaarida.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyiinki u dambeyay ku talaabsaneysay horumar dhanka ganacsiga ah iyadoo islamarkaana goobaha ganacsi ee lagu iibiyo galabka baabuurta ee ku yaala Degmada ay fursado shaqo ka heleen dhalinyarada baratay farsamada gawarida.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here