Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ka hadlay Muhiimada ay leedahay wadajirka qoyska.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha ururka Haweenka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegtay in farxada iyo Nabadda ay kaalin mug leh ka qaadato qoyska dhexdiisa.

Nabad ku noolashaha iyo farxada ka dhex jirta qoyska ayaa door mihiim ah ka ciyaarta jiritaanka nolosha iyo Nabad ku noolaashaha ubadka iyo waxbarshadooda sida ay sheegtay gudoomiyaha ururka Haweenka gobolka Shabeellaha dhexe Madiino Caddoow.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here