Biyo yaraan soo wajahday Barakacyaasha ku nool degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda Hoose.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka reer guuraga ah ee ku nool duleedka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa so foodsartay biyo la’aan baahsan kadib markii ay abaar daran ka dhacday guud ahaan dalka gaar ahaana Deegaanada Jubbaland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here