Ganacsatada gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay go’aan ka soo baxay Rugta Ganacsiga Hirshabeelle.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay go’aan ka soo baxay rugta ganacsiga iyo warshadaha Hirshabeelle taasoo ku saabsaneyd inay aqbaleen natiijada doorashadii rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Hiiraan oo dhowr bilood ka hor ka dhacay magaalada Baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here