Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo Sheegtay in la Hormarinaayo Madaarista lagu barto Culuumta Diiniga.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha Lagu barto Culuumta Diiniga ah ee Ku yaalla magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu sameeyn doonaa hormarin ballaaran, taasi oo qeyb weyn Ka qaadaneyso in la xoojiyo waxbarashada Diiniga ah oo ay dhigtaan dad aad u badan oo ku nool Magaalada Kismaayo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here