Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Maamulka Jubaland ayaa Daah furay Mashruuc Online ah oo loogu talagalay in lagu Keydsho Xogaha ku Saabsan Qeyraadka Biyaha Deegaanada Maamulaasi Jubaland.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.