Haweenka Baladweyne oo u istaagay soo nooleynta Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.

0
89

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Soomaalidu waxay leedahay dhaqan sugaaneed ilaa iyo qarnigii 12aad kaas oo u sii gudba jiilba ji- ilka ka danbeeya, In kastoo xiliyadii hore badanaa ay odayaashu adeegsan jireen gabayada, balse wayaadan waxaa lagu dhiiri galiyay inay dhalinya- radu hormariyaan hibadooda hala-abuurnimo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here