Ardayda Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka Fogadaan Isticmaalka Badan ee Baraha Bulshada.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Araday baddan ayaa ka sagsaaga xilliga waxbarshada iyadoo waalidiintoodna ay ku bixiyaan juhdi iyo lacagta waxbarshada lagu dhigto

Cumar Saalax Cabdi oo kamid ah macallimiinta faca weyn ku leh jowhar, waxna ka dhiga jaamacadaha magaaladan ayaa ugu baaqay ardayda gobolkan inaay ka fogaadaan isticmaalka baraha bulshada oo ay fahmaan faa,iidooyinka waxbarasho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here