Dhalinyarada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Shaqo yarida ka jirta Hirshabeelle.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle waxa ku sugan dhalinyaro aad ufara badan oo ka soo qalinjibiyay qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka ku yaala iyago ka soo baxaya kuliyado kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here