Tartanka kubadda cagta oo si habsami leh uga socda Magaalada Jowhar.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa haatan ka socda tartan aad uxiiso badan oo udhaxeeya labaatan koox oo ka dhisan Magaalada Jowhar kuwaasi oo kala tirsan heerarka 1aad iyo 2aad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here