Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo shacabka degmada Xudur ayaa bilaabay olole lagu balaarinayo dhabaha diyaaraduhu ku ordaan, Bilihii la soo dhaafey waxaa hakad ku jirey diyaaradihii tagi jirey Degmada Xudur.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.