Wasiirrada arrimaha dibadda ee Faransiiska iyo Jarmalka oo gaaray Itoobiya.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirrada arrimaha dibadda ee Faransiiska iyo Jarmalka ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, si ay u taageeraan heshiiskii nabadeed ee lagu soo afjaray dagaalladii labadii sano ee la soo dhaafay ka socday waqooyiga gobolka Tigray.

Annalena Baerbock oo ah wasiirada ka socotay Jarmalka, ayaa sheegtay in iyaga iyo Itoobiya ay ka wadahadli doonaan baahida loo qabo nabad waarta, isla xisaabtan iyo sidoo kale iskaashiga ballaaran ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo Midowga Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here