Garoon Sallax ah oo Laga hirgaliyay Degmada Dhoobleey.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Dhoobleey ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa muddooyinkii dambe ku talaabsaneysay horumarro kala duwan,waxaa haatan laga hirgaliyay Garoon Sallax ah oo dhalinyaradu ku ciyaari doonaan Kubada Cagta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here