Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Xariga Ka Jartay Xarunta Horumarinta Hal-Abuurka Haweenka.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa muddooyinkii danbe waday dadaallo kala duwan,kuwaasoo lagu horumarinayo xirfadaha iyo hal-abuurada kala duwan ee ay leeyihiin Haweenka Maamulka Jubbaland gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here