Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’yi ururin laga sameeyey dalka Britian ayaa lagu ogaaday taageerada ay dadweynuhu u hayaan in shaqaalaha ka hawlgaha goobaha caafimaadka in loo kordhiyo mushaharka, waxaana arrintani ay ku soo beegmaysaa iyada oo ay dalkaas ka socdaan mid ka mida shaqo joojintii ugu ballaadhnayd ee muddo qarni ah dalkaas ka dhacda.