Xarumaha Dadka lagu Sawiro oo ku soo Badanaya Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimadda Galmudug.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Dhuusa-Mareeb oo ah Caasimadda Maamulka Galmudug malahan beero cagaaran oo dadka inta badan ay utagaan dalxiis iyo in ay ku galaan sawirro qurux badan oo ay dadkooda kula wadagaan baraha bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan cabdaalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here