Marin biyoodka Suez Canal oo dib u furmay kadib markii uu go’doomiyay markab

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Howlaha marinbiyoodka ugu mashquulka badan caalamka ee Suez Canal ayaa si caadi ah kusoo laabtay kadib markii marinka uu go’doomiyay Markab kuwa xamuulka qaada ah oo laga lahaa Norway.

Mas’uuliyiinta marinka Suez ee Masar ayaa sheegay in markabka ay cilad lasoo deristay isla markaana markii dambe laga leexiyay marinka si loo hagaajiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here