Barnaamijka keydka hal-abuurka ardayga oo markii ugu horreysay laga hirgeliayay Jowhar.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadaan oo ay aheyd Mid ay Kudifaacanayeen Buugga Qalinjabinta Arday Dhameysatay Barashada Cilmiga Computer-ka islamarkaana ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Machadka Barashada Seyniska iyo Computerka ee Rajo ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here