Xaalad dhanka Nolosha ah oo soo Wajahday Qoysas ku nool Dulleedka Dhuusamareeb

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan Laba kun oo qoys ayaa wajahaya Biya yari kuwaas oo ku nool deegaanka gaarigoyle oo qiyaastii 70 KM dhanka bari kaga beegan caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,Waxana halkaasi booqday xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Galmudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here