Barcelona oo isha ku haaysa daafac Evan Ndicka.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Barcelona ayaa si weyn uga fikareysa in fursaddii suuqa u dhaqaaqaan inta uu furan yahay ayna kooxda keenaan  daafac cusub

Waxa ay isha ku hayaan saxiixa daafaca kooxda Frankfort ee Evan Ndicka sida laga soo xigtay  Sport1
Evan Ndicka ayaa  jira 23 sano waxa uuna hishiiskiisa kooxdaas reer Jarmal dhacayaa xagaaga soo socda taasi oo keentay in kooxo kala duwan soo damaaciyaan

Daafacaan ayaa ku ciyaara lugta bidix iyadoo la ogsoon yahay in xiddigaha Barcelona ee Arojo , Garcia , Kounde iyo

Christensen ku ciyaartaan cagta middig

Qiimihiisa suuqa haatan waxaa lagu qiyaasayaa  30 milyan oo euro , waxa uuna asaasi ka yahay kooxdaas reer Jarmal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here