Maamulka Gobolka shabeelaha dhexe oo Bulshada Jowhar ugu Baaqay in la garab istaago dadka dan-yarta ah.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha dhanka amniga ee Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe Maxamuud Cilmi Raage ayaa sheegay in dadka dhibaatayaysan lala soo gaaro gar-gaar sido kale sheegay in dadkan ay ubahanyihiin adeegyada Aasa-aasiga sida Biyaha iyo Caafimaadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here