Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Soo dhaweeyay heshiis ay gareen ururka Haweenka Gobolka.

0
72

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Kusimaha Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe ahna gudoomiye ku xigeenka siyaasadda Maxamed Cabdi Sheikh ayaa ka codsaday haweenka Gobolka kan degmada Jowhar inaay sameeystaan shuruuc kala haga si qaladaadka dhaca ay u yaraadaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here