Mareykanka oo sheegay inuu aqoonsaneen madaxweynaha Venezuela.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mareykanka ayaa sheegay inuusan Nicolás Maduro u aqoonsaneen inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee dalka Venezuela.

Arrintan ayaa imaneyso kaddib marki sharci-dejinta ay gacanta ku hayaan kooxaha mucaaradka ay u codeeyeen in la kala diro dowladda ku meel gaarka ah ee uu hogaamiyo Juan Guaido.

Mareykanka wuxuu sheegay inuu sii wadayo cunaqabateynta uu saaray hantida Venezuela ee taallo gudaha Mareykanka.

Washington waxay sheegtay inay aqoonsan tahay oo keli ah baarlamaanka la doortay 2015-kii, ee lagu baddalay baarlamaan taabacsan Madaxweyne Maduro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here