Ganacsatada Iibisa Moobeellada Casriga ah oo ku soo Badanaya Magaalada Beydhabo.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarumaha ganacsi ee Magaaalada Baydhabo ee lagu iibiyo moobeelada ayaa sheegey in sanadkaan dhamaadey ee 2022 in dalka soomaaliya ay soo gaareen moobeelo kala duwan oo shirkadooyin badan ay soo sareen gaar ahaan shirkadda Samsung kuwaasi oo si gaar ah suuqyada ay u galeen.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here