Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Qoysas ku nool degmada Aadan Yabaal.

0
86

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa Deeq raashiin ah iyo Maacuun u Qeybiyey Shacabka danta yar ee ku kala nool Tuulada Boos hareeri, Ceel-Muluq, Boos Caduur iyo Degaanka Alkowsar iyo Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Aadan-Yabaal ee Gobolka Shabellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here