Tababar lagu Baranayay Xaaladaha deg dega ah oo lagu qabtay Magaalada Xudur.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa socday mudo shan maalmood  ah waxaa iska kaashaday wasaaradda caafimaadka KG iyo Hey’adda Caafimaadka WHO iyado lagu soo gabo-gabeeyay magaalada xudur ,waxaana loo qabtay qaar ka mid shaqaalaha ka howla galo isbitaalka gobalka bakool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa  – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here