Deeq Raashin ah oo La gaarsiiyey Qoysas Ku nool Degmada Bardaale.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Gargaarka Maaraynta iyo musiiboyinka dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa deeq gar gaar ah gaarsiisay Ku dhawaad 250 qoys ku nool  Degmada Bardaale ee Maamulkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here