Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maanta Oo Khamiis Ah 29-ka December

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Madrid ayaa mudnaanta siin doonta heshiiska ay kula soo saxiixaneyso xiddiga khadka dhexe ee Borussia Dortmund iyo xulka England Jude Bellingham sanadka 2023, iyadoo 19 jirkaan uu qarka u saaran yahay inuu kooxda reer Spain ka doorto Liverpool . Goal.

Bellingham ayaa la fariisan doona Borussia Dortmund bisha Janaayo si uu ugala hadlo mustaqbalkiisa. Liverpool Echo

Liverpool, Juventus, Benfica iyo Borussia Dortmund ayaa xiiseynaya xiddiga Brighton iyo Argentina Alexis Mac Allister, oo 24 jir ah, kaasoo lagu heli karo inta u dhaxaysa 31 milyan ilaa 35 milyan ginni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here