Hey’adda Tubta Nabadda oo Jowhar ku qabatay Dood wadaag ku Saabsan gollaha deegaanka.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doodan oo ay soo qabanqaabisay Hey’adda tubta Nabadda soomaliyeed ayaa waxa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan degmada jowhar, odoyaasha dhaqanka,haweenka iyo dhalinyarada  iyadoo looga hadlayay kaalinta ay haweenka iyo dhaiinyarada ku leeyihiin gollaha deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here