Maalinta Caalamiga ah ee U Diyaargarowga Cudurrada faafa oo Maanta laga xusayo dunida.

0
120

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee u diyaar-garowga cudurrada faafa sannad kasta si ku habboon oo waafaqsan xaaladaha iyo mudnaanta qaranka, iyada oo loo marayo waxqabadyo waxbarasho iyo wacyigelin, si loo muujiyo muhiimadda ka hortagga, u diyaargarowga iyo iskaashiga ka hortagga cudurrada faafa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here