Hordhac: Arsenal Vs West Ham:

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hogaamiyayaasha Horyaalka premier League ee Arsenal ayaa marti galin doona kooxda West Ham kulan ka tirsan premier league kulan ka tirsan todobaadkii 17-aad ee xilli ciyaareedka.

Gunners ayaa kulanka ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay sii wataan guulaha isla markaas sii dheeraystaan hogaanka premier League.

Dhinaca kale West Ham oo xaal adag ku jirtay qaybtii hore ee xilli ciyaareedka ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay garaacaan hogaamiyayaasha horyaalka.

Kulanka: Arsenal Vs West Ham

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: Emirates Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here