Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle ayaa waddo dadaalo ku aadan sidii ay wax u baran lahaayeen ubadka ku nool deegaanada Hirshabeelle.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbaarshada Hirshabelle Amiin Muqtaar Axmed Ayaa ka warbixiyay Horumarada Waxbaarshada ee Degaanada Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.