kkkk Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Geedo Barkaan oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxana dadka ku nool tuuladaasi hadda ay ka cabanayan wabiga oo ay shegeen in uu ka jilacsanyahay goobo badan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.