Kulan looga Hadlayay Horumarinta Bixinta lacagaha Canshuurta oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
54
Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasaaradda Maaliyada Hirshabeelle ayaa kulan la qaadatay qaar kamid ah Nabadoonadda Degmada Jowhar,
Qaar ka mid ah nabadoonada ayaa ka hadlay kulanka ay wasaaradda Maaliyada u qabatay ayagoo sheegay in ay la shaqeyn donaan wasaaradda.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here