Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo Sheegtay in la soo afjari doono dhismaha gollaha deegaanka Jowhar.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimha gudaha Hirshabeelle Maxamed Macallin Xasan ayaa sheegay in gabo-gabo uu marayo dhismaha golaha Deegaanka ee degmada jowhar iyadoo horay loogu guuleeystay degmada warshiikh, bulo burtana ay gabo-gabo tahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here