Baraf wata dabaylo xoog leh oo kala xiray isku socodka Waqooyiga America.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dabeylo daran iyo qabow ka jira magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sababay in la xiro dhammaan iskuullada, sidoo kalena ay baaqdaan duulimaadyada diyaaraha u kala goosha Canada iyo guud ahaa Waqooyiga America.

Qabowga wuxuu sidoo kale saameyn ku yeeshay nolol maalmeedka dadka, gaar ahaan kuwa ku cusub dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here