Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiirka Cadaalada Hirshabeelle Maxamuud Wabar Xasan ayaa Waxa uu kormeeray Xafiisyada Maxkamadaha Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kuwa Degmada Jowhar Waxana wasiirka kormeerka ku wehlinayay ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maamulka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.