Cilmi Baaris ku Saabsan doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin Nabadeynta dalka oo lagu soo bandhigay Jowhar.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cilmi baaristan ayaa horay looga soo sameeyay magaalooyinka Jowhar iyo Beydhabo dhamaadkii sandkii 2017—2018kii taas oo diirada lagu saarayay doorka haweenka iyo dhalinyarada ay ku leeyihiin Nabadda iyo Qilaafka, iyado ay ka soo qeyb galeen dhalinyaro gabdho iyo wiilal isugu jiray, odoyaasha dhaqanka iyo xildhibaano ka socday Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here