Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo kormeer shaqo ku tagay Cisbitaal Goboleedka Jowhar.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Booqasho ku tagay Cisbitaal Goboleedka Jowhar waxaana uu booqday Dhammaan Qeybaha isbitaalka isagoo u kuurgalayay Baahiyaha Kajira Isbitaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here