Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Heyadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Deeq Raashin ah ku wareejiyay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.