Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in la Dhiirigaliyo Gabdhaha waxbartay.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah g abdhaha aqoonyahanada ee ku nool Magaalada Jowhar ayaa soo dhaweeyay gabdhaha wax ka barta school-ada Jowhar iyo jaamacadaha ka furan, gabdhahan ayaa ka codsaday bahda waxbarashada iyo waaladiinta in la dhiirigaliyo gabdhaha iyo haweenka raba in ay waxbartan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here