Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Kormeer ku sameeysay Imtixaanka Midterm ee Kasocda Dugsiyada Jowhar.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi kasocday Wasaaradda Waxbarshada islamarkaana uu Hoggaaminyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle qeybna ay ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Jowhar iyo Kormeeraha Waxbarashada Degamada Jowhar ayaa Maanta Kormeeray Imtixaanaadka Mid Termka ee Kasocda Dugsiyada Waxbarashada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here