Dhaqaatiir 52 bir ka soo saaray caloosha wiil yar oo u digay waaliddiinta.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hooyo – wiilkeeda oo afar jir ah uu geeri u dhowaaday kaddib markii uu liqay 52 bir oo uu ka soo saaray qalab uu ku dheelayay – ayaa waaliddiinta ku boorrisay inay ka digtoonaadaan khataraha.

Dhaqaatiirta ayaa kaadi-heysta Jude ka jeexay illaa shan meel halkaasoo biraha ay galeen.

Hooyadii Lyndsey Foley ayaa sheegtay inay ka baqeysay in wiilkeeda uu dhinto.

Waaxda Caafimaadka ee Wales, dalka Ingiriiska (PHW) ayaa dadka ugu baaqay inay fekeraan kahor inta aysan carruurtooda u soo iibin alaabaha ay ku jiraan biraha yaryar iyo bateriyeyaasha sida galluuska ama badhanka u sameysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here