Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi heer federaal ah ee maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana horkacayay Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo arimaha qoyska Marwo Khadiijo Maxamed Diiye.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.