Sicir barar xooggan oo ka jira dalka Kanada.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sicir barar xooggan oo dhanka qiimaha cuntada ah ayaa laga soo sheegayaa dalka Canada, waxaana loo aaneynayaa sare u kac ku yimid xatooyada dukaamada cuntada ee guud ahaan dalkaasi.

Sicir bararkaan wuxuu saamayn wayn ku yeeshay dadka danyarta ah ee uu dhaqaalahoodu hooseeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here