Ganacsatada Hilibka ku Iibiya Suuqyada Baladweyne oo Walaac ka Muujiyay sare ukaca ku yimid qiimaha Xoolaha Geela

0
55

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Sara u kaca ku yimid qiimaha la iibiyo Geela ayaa hoos u dhigay dhaqaalihii ay ka heli jireen ganacsatada iibisa hilibka Geela ee magaalada Baladweyne iyagoo hadda bilaabay inay iibiyaan hilibka lo’da si ay dhaqaalo uga mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda uga helan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here