Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdinasir Abdi Caruush Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KG Oo ka Hadlayay Xaaladaha Bani’adanimo ee ka jirta Deegaanada KGS, gaar ahaan Noolasha Barakacayasha kaga Noolyihiin Xeryaha Baydhabo ayaa sheegay inay jiraan Culeesyo dhinacyo Badaan ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.